
Ep:16; Burnout Shufbeel Tamareed
Jun 4, 2026 - 41:38
Radio and PodcastLive Radio & Podcasts
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidh...