Radio and PodcastRadio and PodcastLive Radio & Podcasts
Ep:11; Parentification Waalid ka Dhigid artwork
Health

Ep:11; Parentification Waalid ka Dhigid

Kabasho by Hamda Hussein

Nov 7, 202530:45Health

Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan ๐Ÿ˜Š