Radio and PodcastRadio and PodcastLive Radio & Podcasts
Ep:13; Maladaptive Daydreaming La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood artwork
Health

Ep:13; Maladaptive Daydreaming La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

Kabasho by Hamda Hussein

Nov 18, 202540:17Health

Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan ๐Ÿ˜Š