Radio and PodcastRadio and PodcastLive Radio & Podcasts
Kabasho cover
Health

Kabasho

Hamda Hussein

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨

Episodes

20 of 68 episodes

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday arm...

41:38Jun 4, 2026

Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xi...

30:45Nov 7, 2025

Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane

Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina...

30:48Oct 23, 2025

Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin

Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha? Dhaga...

36:54Sep 27, 2025

Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow

Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato. Dhagaysi iyo d...

40:07Sep 26, 2025

Ep:4; Paranoia| Buufis

Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. Ka fa...

40:04Feb 23, 2025

Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed

Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu...

26:39Sep 7, 2024

Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back

Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda...

35:43Aug 15, 2023