
Ep:16; Burnout Shufbeel Tamareed
Jun 4, 2026 - 41:38
Radio and PodcastLive Radio & Podcasts
Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan? Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa...