
SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad
Sep 26, 2026 - 35:47
Radio and PodcastLive Radio & Podcasts
Send us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay l...