
SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad
Sep 26, 2026 - 35:47
Radio and PodcastLive Radio & Podcasts
Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show