Radio and PodcastRadio and PodcastLive Radio & Podcasts
Codka Ubax cover
Arts

Codka Ubax

Ismaaciil C Ubax

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil ku waraysan doono dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

Episodes

20 of 129 episodes

SE13EP06 Afka Hooyo

Send us Fan Mail Macallin, abwaan, af-aqoon, Maxamed Caddaani ayaannu kala sheekaysannay afka hooyo iyo aqoonta guud ee afafka. Dhegaysi wac...

48:40Oct 23, 2026

SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad

Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga o...

35:47Sep 26, 2026

SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show

29:51Sep 14, 2026

SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad

Send us Fan Mail Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala x...

26:30Sep 11, 2026

SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad

Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dh...

36:11Aug 29, 2026

SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.

Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dh...

26:35Aug 21, 2026

SE12EP09 Cali Dhaanto

Send us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the sh...

44:38Jun 11, 2026

SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

19:15Jun 11, 2026

SE12EP08 Faraska Madow

Send us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaab...

104:44Jun 11, 2026

SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad

Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show

34:52Apr 18, 2026

SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"

Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Suppo...

34:54Apr 16, 2026

SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood

Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support...

66:33Apr 14, 2026

SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka

Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show

102:46Apr 6, 2026

SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad

Send us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show

33:54Mar 30, 2026

SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14

Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

16:04Mar 25, 2026

SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1

Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Suppor...

37:47Mar 24, 2026

SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2

Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Suppor...

38:36Mar 24, 2026

SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

Send us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fo...

42:18Jul 15, 2025

SE11EP04 Sirta Maanka

Send us Fan Mail Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maa...

37:16Jan 31, 2025

SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"

Send us Fan Mail Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show

30:25Jan 24, 2025