
12- A woman of firsts; Edna Aden
Dec 7, 2023 - 00:21:38
Radio and PodcastLive Radio & Podcasts
Somali Book review by Somali Book review
Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad.
Continue listening to more episodes from Somali Book review.

Dec 7, 2023 - 00:21:38
Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay...

Dec 5, 2023 - 00:10:42
Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga.

Oct 21, 2022 - 00:13:00
The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada...

Oct 12, 2021 - 00:28:59
The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay maga...

Oct 12, 2021 - 00:21:27
Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugg...

Feb 20, 2021 - 00:19:20
Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xa...

Feb 20, 2021 - 00:12:15
Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii.

Jan 9, 2021 - 00:09:42
Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015.