Radio and PodcastRadio and PodcastLive Radio & Podcasts
Somali Book review cover
Arts

Somali Book review

Somali Book review

Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books. Waa goob jabaqeed lagu...

Episodes

13 episodes

12- A woman of firsts; Edna Aden

Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay haldoor iyo hogaan u ahayd ololaya...

00:21:38Dec 7, 2023

11- Jirrida Baambuuga (ساق البامبو)

Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga.

00:10:42Dec 5, 2023

10- The Yibir of Las Burgabo

The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada isir sooca. waa dhigane ku qoran af...

00:13:00Oct 21, 2022

Book 9 - The Fortune Men by Nadiifo Maxamed.

The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomee...

00:28:59Oct 12, 2021

Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa)

Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). Shoutout...

00:21:27Oct 12, 2021

Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale

Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaa...

00:19:20Feb 20, 2021

Book 6 - From a crooked rib by Nuruddin farah

Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii.

00:12:15Feb 20, 2021

Book 5- Mogadisho Memoir by Hassan Abukar

Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015.

00:09:42Jan 9, 2021

Book 4- Dhibbanaha aan Dhalan by Cawl

Buugga afraad waxa wada gorfaynayna aniga iyo saaxiibkay Cali casimaan. Dhagaysi wacan. the fourth Book (the unborn sufferer) is reviewed wi...

00:11:07Jan 5, 2021

Book 3 -Hidden Life of Trees - Nolosha Dahsoon ee Geedaha

Review of Hidden life of trees (Nolosha Dahsoon ee Geedaha) by Peter Wollhoben.

00:08:23Jan 2, 2021

Book 2 - First footsteps in East Africa , Richard Burton, 1856

Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad.

00:06:02Dec 23, 2020

Book 1- Aqoon darro waa u nacab jacayl , waxa qoray Faarax M J Cawl 1974

Buuga uu ku curtay barnaamijkani waa buuga caan baxay ee Aqoon darro wa u nacab jacayl. The first book on this book is none other than the c...

00:07:06Dec 22, 2020

Hordhac

This is an intro to the podcast. Meeriskani wuxu hordhac u yahay Madal jabaqeeddan.

00:01:21Dec 19, 2020